Ciidamada booliska soomaaliyeed oo caawa howlgallo ka wada magaada Muqdisho.
Howlagalkaan ay ciidamada booliska soomaaliyeed ka wadaan magaalada muqdishu ayaa waxa uu iminka ka soconayaa Degmada X.weyne ee gobalka Banaadir. ...
Howlagalkaan ay ciidamada booliska soomaaliyeed ka wadaan magaalada muqdishu ayaa waxa uu iminka ka soconayaa Degmada X.weyne ee gobalka Banaadir. ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Kooxda Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge 2-0 uga badisay kooxda Hull City. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii ...
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud Ee Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo Maanta Shir Jaraa,id ku ...
Kooxda Augsburg ayaa waxaa garoonkeeda SGL Arena 0-4 uga badiyay kooxda Bayern Munich. Kooxda Bayern Munich ayaa afarta gool dhalisay ...
13 December 2014. Khabiirka Madaxabanaan ee xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, Mudane Bahame Nyanduga, ayaa maanta soo gebogabeeyay safarkiisi shaqo ee ...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiiska carruurta oo ...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho