Maamulka Jaamacadda Capital oo deeq dawo ah gaarsiiyey bukaanno ku jira cisbitaalka Carafaat “SAWIRRO”
Maamulka Jaamacadda Capital ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq dawo ah oo isugu jirta faleebooyin iyo cirbado gaarsiiyay bukaano jiifa ...
Maamulka Jaamacadda Capital ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq dawo ah oo isugu jirta faleebooyin iyo cirbado gaarsiiyay bukaano jiifa ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta daah furay olalaha dariseynta degmooyinka Gobolka Benaadir, iyadoo isla maanta uu ka bilowday ...
Munaasabad loogu dabaal degayay sanad guurada labaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Machadka Waxbarashada Horseed, isla markaana ...
Galdogob. Munaasabadaani oo ay soo abaabushay Mu’assasada AlMinhaaj ayaa waxaa kasoo qayb galay Maamulka Degmada, Culumada, Golaha Guurtida, Waxgaradka, Ardayda, ...
Xaaladda degmada Dhuusamareeb ayaa saaka deggan kadib markii shalay uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo malleeshiyaad ...
Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay ineey dar dar gelineyso howsha maamul u sameynta gobollada dhexe ee ...
Ciidanka booliiska oo howlgal dad lagu soo qab qabtay xalay ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Habeenkii xalay ayaa ...
Barlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta uu fadhi ku yeesho xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Xeer ilaaliyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho