Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Kooxda Arsenal ayaa u soo baxday quarter Finalka koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 2-0 uga badisay kooxda Middlesbrough. Kooxda ...
Kooxda Roma oo kaalinta labaad uga jirto horyaalka talyaaniga ee Serie A-da ayaa galabta iska qasaarisay fursad ay ugu dhawaan ...
Munaasabadan maamulka Isbitalka dhexe ee Cadaado lagula wareejiyay qalabkan caafimaad ayaa waxaa ka soo qaybgalay bahda caafimaadka, mas'uuliyiin ka tirsan ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kuwait oo maanta booqasho ku tegay safaaradda Jabuuti ee dalkaasi ayaa tacsi u diray shacabka iyo ...
Maamulka Hey’adda Shabeelle Foundation iyo Wazda ayaa booqday xarunta xanaanada caruurta agoonta ee deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ujeedada ...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna ku simaha Ra’iisul wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa Maanta waxaa uu kulan la ...
Ku simahada Madaxweynaha dalka ahna Afhayeenka golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa hambalyo u direy Ciidanka Cirka Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho