Baarlamaanka oo su’aallo weydiiyay Xeer ilaaliyaha guud iyo Hanti dhawrka Qaranka
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aallo weydiiyay xeer ilaaliyaha guud iyo Hanti dhowrka Qaranka, kaddib markii looga yeeray kulankii baarlamaanka ...






