Baarlamaanka oo meel mariyay sharciga ilaalinta xuquuqda carruurta
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiiska carruurta oo ...
Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey heshiiska carruurta oo ...
Siihayaha Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay in si sharuud la’aan ah ...
Kooxda argagixisada ah ee Alshabaab ayaa Deegaanka Qandho oo hoostaga degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ku dilay macalin dugsi Qur’aan ...
Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigtay hub iyo rag ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaddib howlgal ay ka ...
Mogadishu, 13 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la ...
Shir socday hal maalin oo ay Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Afrika ku qabatay Magaalada Johannesburg ayaa looga hadlay dhibaatooyinka iyo ...
Kooxda Kubadda Cagta ee LPP Jeenyo ayaa ku guuleysatay Koobka Super Cup-ka dalka Soomaaliya kaddib ciyaar ay garoonka Banaadir ...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif-Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in dib loo furi doono waddooyinka gobolka Bakool kaddib markii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho