Madaxweynaha: “Mar kale ayaan saaxiibadeena Turkiga dib ugu soo dhoweyneynaa Soomaaliya” SAWIRRO
25 January 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Turkiga ...
















