Wasiir Faarax Cabdulqaadir “Macalimiinta dowladda u shaqeeya sanadka 2025 waxay noqon doonaan 10-kun oo macalin”
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa sheegay in xukuumadda Danqaran oo ahmiyad weyn siinaysa horumarinta Waxbarashada ...
















