Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir
Deeqdan dawada ah oo la gaarsiyay cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Benaadir ayaa waxaa gaarsiiyay hay’adda Hormuud Foundation, kaasi oo ...
Deeqdan dawada ah oo la gaarsiyay cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Benaadir ayaa waxaa gaarsiiyay hay’adda Hormuud Foundation, kaasi oo ...
Tartan ciyaaro ah oo ay ka qeyb galeen dhallinyarada waaxyaha degmada Hodon ayaa lagu soo gabagabeeyay degmadaasi, ayadoo maamulku ay ...
Gudoomiyaha gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa booqasho ku tagay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ay dhawaan ka ...
Ciidammo isku-dhaf ah oo ka kooban Booliis, Nabad-sugid iyo milatari ayaa howl-gal dad lagu soo qabtay ka fuliyay degaanno ka ...
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu ...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Kulankani oo looga hadlayay arrimo la xiriira ammaanka magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka oo goor dhow ku soo gaba gaboobay ...
Tababarkani oo maalma ka hor magaalada Muqdisho uga Furmay Guddiga Farsamada Maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa maanta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho