Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan wacyigelin ah la qaatay guddi Kalluumeysato ah
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo uu wehliyo la-taliyaha dhanka ka hor-tagga leexsashada gargaarka Mudane Cabdulqaadir ...
















