Wasiirka Awqaafta oo kulan la qaatay maamulka xujeyda iyo Shirkadaha Xamlooyinka
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtaar Roobow,ayaa kulan la qaatay madaxda u adeegayso xujayda Soomaaliyeed. ...
















