Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo “SAWIRRO”
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta ...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta ...
Wasaaraddda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Hay,adda IRC ayaa tababar socday Muddo 3 Maalin ah Gaalkacyo ugu ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa ka qayb galay shir heer Wasiir ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga, ayaa maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da bisha May awgeed waxaa uu Hambalyo u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxa uu dhambaal ...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1da May hambalyo ...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiir Ku-xigeenka ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda maalinta Shaqaalaha ...
Guddomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho