Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo dalka Bahrain kulan kula qaatay Madaxweynaha dalka Ciraaq
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Manama ee Dalka Bahrain, kula kulmay Madaxweynaha Dalka ...
















