Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka la wareegay, ...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka la wareegay, ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay ka hadlay munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga ...
Danjire Jibriil Ibrahim Abdulle ayaa xalay ka qayb-galay kulan Casho Sharaf ah oo lagu soo bandhiggayay dhaqanka dadka Soomaaliyeed isla ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa cadeeyay mowqifka dowladda iyo socdaalka Madaxweynaha ...
Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal ...
Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib ...
Boqolaal qoys oo ku dhaqan tuulada ganaweyne oo hoostagta deegaanka Ceel-Baraf ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo gudbiyeen ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku ...
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin ...
Ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ayaa Khawaarijta ku laayey dagaal ka dhacay degaanka Baarsanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho