Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay Maareeynta Musiibooyinka oo lagu qabtay Adis-Ababa
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane. Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa xarunta Ururka Midowga Afrika ee Magalaada Adis-Ababa uga qeybgalay ...
















