Wasiir Jaamac oo ka qeybgalay munaasabadda Bandhigga Waxqabadka Hay’adda Isgaarsiinta
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka ...
















