General Dayax : Reer Qararow wax allaale wixii aad uga baahan tihiin Ciidanka Xoogga diyaara idiinla ahay ee raadsada qaniimada khawaarijta
Taliyaha ciidanka Dhulka xoogga dalka Dayax Cabdi Cabdulle oo boqolaal askar katirsan xoogagga degaanka kula hadlay deegaanka Qararow ee koofurta ...
















