Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Dhagaxdhigay xarunta Taliska Ciidanka Dhulka
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ...
















