Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay wadadda isku xirto 21 October iyo Garoonka Aadan Cadde
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Dhismaha Wadada Laamiga cusub ee Dalxoreeye, ...
















