Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare oo kulan qaatay Madaxda Wasaaradda Qorsheynta
Guddiga Arrimaha Dibadda, iskaashiga Caalamiga,Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Aqalka Sare oo gudnaya waajibaadka ka saran korjoogtaynta iyo la xisaabtanka ...
















