Ciidamada Israa’iil oo Shacab ah ku xasuuqday xerada Al-Maghazi
Ciidamada Israa’iil ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeymo arxan-darro ah ka geeystay xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla bartamaha Marinka ...
Ciidamada Israa’iil ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeymo arxan-darro ah ka geeystay xerada qaxootiga ee Al-Maghazi oo ku taalla bartamaha Marinka ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Caad ...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey Maareeye Ku-Xigeennada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa xafiiska Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali, ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta shixnad gargaar ah oo loogu talagalay dadka ay sameenta ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60aad, ayaa Maanta Xukunno kala duwan ku tidey rag katirsanaa Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed oo ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee hay'adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Safiirka Dowladda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho