Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Wakiilada beesha Caalamka ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ...
















