Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray deegaannadii laga saaray Khawaarijta ee Mudug
Taliyaha ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday deegaanka Shabeeloow ...
Taliyaha ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Mudug iyo mas’uuliyiin kale ayaa booqday deegaanka Shabeeloow ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safaro shaqo oo mirodhal ah ...
Wasaaradda Isgaarsiinta Iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho maanta ku qabatay kulan wadatashi ah oo ku saabsan siyaasadda adeegsiga ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa Xafiiskiisa kulan ku qaatay ...
Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka ...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Mas'uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray Deegaanka ...
Guddoomiyaha Guddiga Ganacsiga, Dhaqaalaha, Maalgashiga iyo Warshadaha ee Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Sheekh Nuur Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka ...
Court of the Armed Forces of Somalia handed down an eight-year prison sentence to two IS militants namely, Abdiqani Adan ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 4-aad ...
-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukun min 8 sano oo xabsi ciidan ah ku riday Cabdiqani Aadan Cali (Cilmi) ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho