Golaha Aqalka Sare oo Akrinta 1aad mariyay sharciga howlgabka ee shaqalaha dowladda
Guddoomiye Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo weheliyaan Guddoomiye ku-xigeennada Golaha, Mudane Cali Shacbaan ...
















