Thursday, September 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqalaaha gurmadka dag-daga ah oo tababar loogu qabtay Muqdisho 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Shaqalaaha gurmadka dag-daga ah oo tababar loogu qabtay Muqdisho 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda SoDMA Dr. Axmed Cabdi oo wehlinayo Maareeyaha XXarunta aran ee Howlgaladda Degdega ee NEOC Mudane Xasan Ciise, ayaa Maanta Daah furay Tababar aad ugu muuhiim ah Howlwadeenada Xarunta NEOC si ay u noqoto xarun Aqooneed oo ay ka hawlgalaan shaqaale gaar ah oo u diyaargaroobaya Gurmadka Degdega .

Tababarku waxa uu ku saabsanaa masiibooyinka dabiiciga ah ee bani’aadka sameeya oo aad u kala duwan, waxaana lagu nuux nuuxsaday astaamaha khatarta ugu badan ee Soomaaliya soo wajahdo, iyo sababaha keenay khataraha dabiiciga ah ee Soomaaliya.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Tababarkan ayaa si qoto dheer loogu qorsheeyay in lagu sharaxo ereyada Aas-aasiga ah ee Maareynta Musiibooyinka Khatarta si guud, Saamaynta suurtagalka ah Cawaaqibta ka dhallan karto dhibaatooyinka,Tallaabooyinka ay tahay in laqaado, u diyaar-garowga iyo u diyaargarowga dhimista saamaynta musiibooyinka.

Tababarkan ayaa waxaa gacan ka geystay soo jeedintiisa Mudane Cabdiqani Warsame oo ah (macalin marti ah oo ka yimid UK) waxaana gacan ka geystay khabiir sare oo u qaabilsan Xarunta NEOC Dhisidda Awoodda Maxmed Xirsi.

Gudoomiyey Mohamoud Moallin, ayaa khudbadii xidhitaanka ka jeediyay muhiimada tababarada kor loogu qaadayo joogtada ah ee SoDMA guud ahaan iyo shaqaalaha NEOC. Gudoomiyaha, ayaa u mahadceliyay macalinkii iyo xiriiriyaha soo booqday oo uu sheegay in ay garab taagan yihiin, isagoo soo xiray Tababarka.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah QM

Next Post

Kuwait’s Emir Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah dies at 86

Next Post
Kuwait’s Emir Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah dies at 86

Kuwait’s Emir Sheikh Nawaf al-Ahmad al-Jaber al-Sabah dies at 86

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In