Duqa Muqdisho oo furay shirka Wadatashiga Dib-u-cusbooneysiinta Qorshaha hormarinta Qaranka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa daah furay Shirka Wadatashiga Dib-u-cusbooneysiinta Qorshaha Horumarinta Qaranka ...















