Soomaaliya oo deyntii lagu lahaa laga cafiyay
Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii ...
Bangiga Adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka ee IMF ayaa goordhow si wadajir ah ugu dhawaaqay in Soomaaliya laga cafiyey lacagihii ...
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar ku saabsan qiimeynta ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhaweyneysaa meel marinta iyo taageeridda Qorsheheeda Horumarinta Amniga ee Shirkii Amniga Soomaaliya ee ka ...
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo maanta shir guddoomineysay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka BJFS ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, Sii Hayaha ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga dalka Malawi H.E. Dr. Ken Zikhale Ng’oma iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda JFS ee Ethiopia ku qaabilay dhiggiisa Dawladda Maraykanka ee ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ...
In ka badan 8 todobaad ayuu Marinka Qaza ka socdaa dagaal ay dadbadani ku dhinteen, wallow dagaalada intooda badan ay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xarunta weyn ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho