Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo xafiiskiisa kulan Sagootin ah kula qaatay Marwo Anita Kiki Gbeho
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay ...















