Guullo waaweyn oo laga soo hooyay dhanka la dagaalanka Maaliyadda ee Khawaarijta
Ayadoo laga duulaayo amarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, lana dhaqan gelinaayo Sharciga ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada, waxaa Dowladda ...
















