Wasiirka Caddaaladda XFS oo soo xiray tababar ku saabsan dhowrista xaquuqda Carruurta “SAWIRRO”
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar ku saabsan qiimeynta ...
















