Sii-hayaha Guddoomiyaha Akameediyada Suugaanta oo la magacaabay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, Sii Hayaha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay Mudane Ismaaciil Yuusuf Cusmaan, Sii Hayaha ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga dalka Malawi H.E. Dr. Ken Zikhale Ng’oma iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u ...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xafiiskiisa Safaaradda JFS ee Ethiopia ku qaabilay dhiggiisa Dawladda Maraykanka ee ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ...
In ka badan 8 todobaad ayuu Marinka Qaza ka socdaa dagaal ay dadbadani ku dhinteen, wallow dagaalada intooda badan ay ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday xarunta weyn ...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa maalinnimadii Shalay si aqlabiyad leh ugu codeeyay qaraar ku baaqaya xabad joojin ...
Waasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraalka Soomaaliya, ...
Iyadoo laga jawaabayo xaaladda adag ee ka jirta degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan iyo Tuulooyinka ku xeeran, ayaa Hay'adda Maareynta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho