R/W Xamsa oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee Golaha Hannaanka Casriyeynta Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyay kulankii labaad ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka ...
















