Soomaaliya iyo Ethiopia oo mar kale kala saxiixday Is-afgarad la xiriira Arrimaha Difaaca
Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa magaalada Addis Ababa Is-afgarad dhinaca Difaaca ah kula saxiixday ...
















