Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo deeq lacag ah ka guddoomay Safiir kuxigeenka Turkiga
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta Safiir ku xigeenka Safaarada Turkiga Danjire Armağan Ardoğa kala ...















