Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka
Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jamac,ayaa maanta daahfuray kulanka siyaasadda loo dhanyahay ee u dhaxeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
















