Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo ka hadlay Mabaa’iida Guud ee dib u eegista Dastuurka KMG ee dalka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed (Madoobe) ayaan shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee labada gole ...
















