Guddoomiye Madaale iyo wasiir Al-cadaala oo kormeer ku tagay waddada isku xerta Isgoyska Dabka illaa Bakaaraha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf ...
















