Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldibir oo ku baaqay in loo gurmado qoysas uu saameeyay roobka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldibir oo ku baaqay in loo gurmado qoysas uu saameeyay roobka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Deegaanka Ceeldibir  nudane Xasan Cali Xasan ayaa ka warbixiyay  dhibaatooyin roobabku ugeesteen Bulshada ku nool.deegaanka Garawaale oo hoostaga Magaalada Ceeldibir

Kadib markii dhawaan roobab xoogan ay ka da’ayeen tuulada Garawaale oo hoostagta deegaanka Ceeldibir ay sababeen burbur iyo barakac ayaa waxaa maamulka deegaanka Ceeldibir oo kaashanaya mutadawiciin dhanka caafimaadka ah waxa ay gaareen tuulada Garawaale iyagoo halkaasi baaritaano caafimaad u sameeyay Qoysas ay barakiciyeen daadad ku soo rogmaday halkaasi

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Guddoomiyaha Deegaanka Ceeldibir nudane Xasan Cali Xasan oo la hadlay warbaahinta Qaranka intii ay ku guda jireen u gurmashada qoysaska ay dhibaatadu ka soo gaartay daadadka ayaa ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee ay halkaasi ku arkeen iyo dadaalka ka maamul.ahaan ay wadaan, waxaana uu sheegay in daadadkii ku soo fatahay tuulada Garawaale ay ku gurya beeleen ilaa konton qoys sidoo kalana halkaasi ay ka jiraan xaalado caafimaad daro, kuwaas oo  baahidooda uusan dabooli karin isbitaalka deegaanka Ceeldibir

Gudoomiye Xasan ayaana baaq u diray dowladda Federaalka, maamulka Galmudug iyo hay’addaha ka shaqeeya arimaha caafimaadka iyo samafalka, isagoo ka codsaday in deegaanka Ceeldibir iyo kuwa hoostaga ay lasoo gaaraan gurmadyo caafimaad iyo kuwo samafal ah inta xaaladu aysan faraha ka bixin

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee magaalada Kismaayo

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay howlaha gurmadka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay howlaha gurmadka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay howlaha gurmadka "SAWIRRO"

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐤𝐚𝐝𝐞𝐞𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

September 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In