Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bulshada Rayidka ka dhegaystay tallooyin ku aaddan hiigsiyada Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay ...
















