Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir dowlaha Wasaaradda Shaqada oo dalka Libya ugu qeybgalya hormarinta Xirfadaha 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir dowlaha Wasaaradda Shaqada oo dalka Libya ugu qeybgalya hormarinta Xirfadaha 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada Iyo Arimah Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Maxamed Aadan, ayaa ka qeybagaley shirka Wasiirada Shaqada ee Wadamada ku bahoobay Saaxil iyo Saxaraha oo ka furmay caasimadda Dalka Libya ee Tripoli.

Shirkan oo socon doono muddo labo maalin ah waxaa soo agaasimay Wasaraadda Shaqada ee Libya, waxaana looga golleeyahay in lagu hindiso qaabka lagu hormarinayo nidaamka shaqo ee (Ajaanibta iyo Muhaajiriinta) iyo sido kale in la hirgeliyo xarumo lagu barto xirfado shaqo, in la abuuro jawi maalgashi oo ku dhisan xasilooni.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dalalka kasoo qeybgaey shirkaan ayaa dhamaantood si wadajir ah hoosta uga xariiqay muhiimadda ay leedahay in la iska kaashado ararrimaha  xariira shaqo abuurka iyo in la xoojiyo wadashaqeynta si loo horumariyo shucuubta waWadamadaas.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Kismaayo ka daah furay Saddex Mashaariic oo la xiriira xalka-waara “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Hiigsiga Qaran ee 2060-ka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Hiigsiga Qaran ee 2060-ka “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Hiigsiga Qaran ee 2060-ka "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In