Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasab kooban oo lagu abaalmarinayay Sanatarrada Aqalka Sare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Ayaa Xarunta Aqalka Sare kaga qeyb-galay munaasabad lagu Abaal marinayey guddiyada, sanatarrada ...
















