Golaha Wasiirada oo caawa meel mariyay Hindise Sharciyeedka Dad-dhigista “SAWIRRO”
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka ...
















