Madaxweynaha KGS oo kulan la qaatay Guddiga Xirriirka dowladaha Xubnaha ka ah DF ee Aqalka Sare
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa qaabilay Gudigga Arrimaha Gudaha Dib-U heshiisinta Arrimaha Federaalka iyo Xiriirka ...
















