Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlay saameynta Roobabka & daadadka
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bulshada Soomaaliyeed kula wadaagay Twitter Space oo hadda loo ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bulshada Soomaaliyeed kula wadaagay Twitter Space oo hadda loo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyaad ee caasimadda Boqortooyada Sucuudiga. Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdigiisa ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Riyaad ee caasimadda dalka Sacuudi Carabiya ayaa ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa caawa la kulmay Safiirka DowladdaTurkiga Soomaaliya u joogo Mudane Amb. ...
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeelatay Hay’ada ...
Midowga Afrika ayaa abaalmarinta ASO Award oo la xiriirta ilaalinta arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada guddoonsiiyay Wasiirka deegaanka iyo isbadalka ...
Akhriso War-murtiyeed ka Shirka hirgelinta heshiiska qorshaha Amniga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaacisay Mabaad'iida Iskaashiga iyo Mideynta howlaha Caafimaadka dalka kadib markii ay kulan kula qaateen ...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka JFS ayaa maanta kormeer ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho