Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta oo Muqdisho ku qabatay wadatashi ku aadan la dagaallanka xagjirka
Shirweynaha wadatashiga Wasaaradda Awqaafta iiyo Diinta JFS iyo Wasaaradaha Awqaafta ee dowlad Goboleedyada dalka oo Maanta ka furmay magaalada Muqdisho. ...
















