Roobab ka da’ay Beledweyne oo saameeyey xaafadaha magaalada
Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda kadib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada ...
Ku dhawaad 300 Qoys ayaa ka barakacay guryahooda kadib markii uu saameeyey Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan deg deg ah la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed, kaas ...
Baidoa:Pictures below show the extent of damages and impacts of the latest rainy floods in Baidoa town, the administrative capital ...
Autumn rains have intensified in multiple areas of Gedo and Bay regions in the past 24 hours, escalating the severity ...
Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta ka daah furtay magaalada Muqdisho Aqoon-isweydaarsi la xiriira hoggaaminta wax-ku-oolka ah ...
Cabdulaahi Cabdi Mustaf,ayaa lagu soo eedeeyay dil bareer ah oo u geystay Dable Boolis Cabdikariin Ibraahin Cali (Awdaango) halka Dable ...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey maalmihii la soo dhaafay Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sababay khasaare xooggan sida wararka ...
Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay kulan ...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeer shaqo ku tegay xerada tababarka ciidanka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho