Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo adkeeyay in Madaxda dowlad Goboleedyadu taageeraan mowqifka Dowladda
Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka ...
















