Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyadeysay geerida Abaanduulihii Guutada 18-aad ee GorGor
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida Allaha u naxariisto abaanduulihii guutada 18-aad ...
















