Ururka Suxufiyiinta IFJ oo Cambaareeyay falalka lagu Caburinayo Suxufiyiinta degaanada Somaliland
Ururka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka guracan ...
Ururka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka guracan ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa-uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalayay kulan loogu duceynayay shahiid Taliye Suulnuug ayaa ...
Labo badmaax oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu la’yahay biyaha badda ee u dhow xeebaha Soomaaliya, sida ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa markale uga digay dowladda Itoobiya ...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey ...
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID-da Gaashaanle Dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Somaliland ay tahay gobol ...
Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha Ururka IGAD ayaa kubaaqay shir deg deg ah oo looga ...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya bayaan ka soo baxay oo looga hadlay damaca dowladda Itoobiya ee badda Soomaaliya ayaa garab istaag xooggan ...
Madaxweynaha Jabuuti oo ah Guddoomiyaha Urur Gobolleedka IGAD ayaa ku baaqay shir deg deg ah oo looga hadlayo Damaca Guracan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho