Madaxweynaha JFS oo soo dhaweeyay taageerada Dowladda Shiinaha ee Madaxbannaanida dhuleed iyo Midnimada JFS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miradhal ah la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya ...
















