Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qatar oo ku guuleysatay koobka Asian Cup 2023 kuna garaacday 3-1 Jordan finalka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Qatar oo ku guuleysatay koobka Asian Cup 2023 kuna garaacday 3-1 Jordan finalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka Qatar ayaa markii 2-aad oo xiriir ah ku guuleystay koobka Qarammada Qaarada Aasiya kaddib markii ay 3-1 kaga adkaadeen dhigooda Jordan. Weerar yahanka Qatar ee Akram Afif, ayaa dhaliyay gool ku laad, wuxuuna ahaa goolkiisii โ€‹โ€‹lixaad, waxayna ย kulan ciyaarta ka dhacday garoonka Lusail Stadium.

Goolhayaha Qatar ee Meshaal Barsham ayaa dhowr badbaadin oo muhiim ah sameeyay daqiiqadihii furitaanka ee qeybta labaad si uu u fashiliyo dadaalkii Jordan uu ku doonayay inuu ku barbareeyo, Laakin dadaalkii uu sameeyay, weeraryahanka reer Urdun Yazan Al-Naimat ayaa kubad adag oo lugta bidix ka helay xerada ganaaxa Qatar ku dhammaatay daqiiqadii 67aad.

Related posts

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

6 daqiiqo oo kaliya kadib Afif ayaa gool kale u dhaliyay Qatar kadib markii uu rigoore kale dhaliyay, wuxuuna mar kale hogaanka u dhiibay Qatar.

Markii layskugu soo laabtay qaybtii dambe ee ciyaarta daqiiqadii 95 aad Qatar ayaa mar kale heshay gool ku laad waxaana u dhaliyay Afif, ayaana dhamaystiray saddexleydiisii โ€‹โ€‹finalka. Akram Afif ayaa noqday gool dhaliyaha ugu sarreeya tartanka, isagoo dhaliyay sideed gool.

Qatar ayaa tartankan ku soo laabatay final-kii labaad, halka Urdun ay guul-darraysatay finalkoodii ugu horreeyay.

Previous Post

Guddoomiyah Golaha Shacabka oo dowladda Imaaraatka uga tacsiyeeyay geerida saraakiil lagu dilay Muqdisho

Next Post

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka dhan khawaarijta ka sameeyay Shabeelaha Hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka dhan khawaarijta ka sameeyay Shabeelaha Hoose

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka dhan khawaarijta ka sameeyay Shabeelaha Hoose

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In